Shaambada Gariga iyo Murayadaha

Description

Waa buraash si gaar ah loogu talagalay in lagu nadiifiyo wasakhda adag, iyo dhibco-biyoodka ku dhasha muraayadaha baabuurta iyo daaqadaha guryaha.