Waa agab nadaafad cidiyo jaraha kujiro agabka timaha logu jarayay sido kale hadu canuga hargab ama durey kudhoco agab naqaska kaga soo saaraya ayaa lasocda.